LIVE RADIO

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

SOMALI LINKS

Dhegayso barnaamishka cayaaraha ee Radio Baydhabo.

Kooxda AC Milan ayaa xalay meel iska saartay Barcelona oo garoonkeeda 2-0 ay uga adkaatay.
Barcelona ayaa xalay guuldaradii ugu xumeyd kala kulantey AC Milan.

Waa guul usoo hooyatay Milan maxaa yeelay looma filayn in natiijadaan ay gaari karaan sababo ku aadan Sida Barcelona ay isku haysato Milana ay ugu jajabantahay.

Cayaarta Qeybta koowaad ayaa waxaa lagu kala nastay 0-0 waxaana marka laysku soo noqday gool gacan iyo Lug israacday dhaliyay Boateng daqiiqadii 57 aad halka daqiiqadii 81aad uu dhaliyay goolka Barcelona quuusiyay isla xidiga Barcelona ayaa waxaa udhiman lugtii labaad laakiin wey ku adkaaneysaa sidii ay ugusoo gudbi laheyd AC Milan.

Cayaartii ayaa waxa ay kusoo dhamaatay AC Milan oo leh 2 goool iyo Barcelona oo aan waxba lahayn.
HALKAAN KA DHEGAYSO BARNAAMISHKA CAYAARAHA

Baidoa media Sport.


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply