Dhegaystayaasha sharafta leh ee ku xiran Radio Baidoa, waxaan idiinsoo gudbinaynaa barnaamishkeenii cayaaraha iyo wariye Aadan Xasan Maxamed.
Barnaamishka ayaan ku faaqidnaa aalaaba cayaaraha kala duwan ee caalamka ka dhaca gaar ahaan kubbadda cagta oo ah cayaarta ugu xiisaha badan dunida sida
weyna looga xiiseeyo.
Barnaamishkeena maanta waxa aan diirada ku saaraynaa cayaaraha qaarada Yurub iyo weliba naadiyada kala duwan ee ay cayaarahoodu ka socdaan Yurub.
Dhegaysi wacan.
RIIX HALKAAN SI AAD U DHEGAYSATID BARNAAMISHKA CAYAARAHA.
Baidoa media Sport.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com