Saturday, May 25th, 2013

Dhegayso barnaamishka cayaaraha ee Radio Baidoa.

Dhegaystayaasha qiimaha iyo qaayaha lahow, waxaan halkaan idiinkasoo gudbinaynaa barnaamishkeenii cayaaraha oo uu aalaaba inoosoo diyaariyo wariye Aadan Xasan Maxamed.

Barnaamishka ayaa waxa uu maanta leeyahay xaasa gaar ah maadaama cayaaraha koobka qaramada qaarada Afrika ay marayaan heer dhamaad ah iskugunasoo hareen dalal dhamaantoodba wada xoogan.

Barnaamishka ayaan sidoo kale kaga hadalnaa cayaaraha ka dhaca qaarada Yurub.

HOOS KA DHEGAYSO BARNAAMISHKA CAYAARAHA.
 
 
RIIX HALKAAN SI AAD U DHEGAYSATID BARNAAMISHKA CAYAARAHA

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply