Thursday, May 23rd, 2013

DHAGAYSO ATHAAN, AAD IYO AAD U MACAAN.‏

Athaankaan ayaa ah athaan aad looga yaqaano magaallada dubai kaasoo gebi ahaanba loo isticmaalo magaalladaas geeska ka gees athaankaan kaliya.


Dubai mall. emirates mall iyo sarta aduunka ugu dheer caalamka ee burj al khalifa ayaa dushooda waxaa ku xiran cod baahiyayaal garsiiya athaankaan gebi ahaanba magaallada, halka masaajidada qaarkoodna ay isticmaallaan qalab athaankaas gaarsiiya.

Makula tahay akhristoow in soomaaliyana magaallo walba hal athaan laga isticmaalo??? fikirkaaga hoos ku qor.

Mohamed Megan.

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply