Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa waxa ay sheegayaan inuu dagaal xoogan maanta ka dhacay duleedka degmada Qansaxdheere ee gobolkaas.
Dagaalka ayaa dhex maray ciidamada dowlada Soomaaliya oo ay kaabayaan kuwa Itoobiya iyo Xarakada Alshabaab. Dagaalka oo ahaa mid aad u culus ayaa waxa uu geystay qasaare sida uu wariyaha shabakada wararka baidoamedia kusoo waramayo.
Degmada Qansaxdheere ayaa dhawaanahaanba waxaa kusoo noq noqonayay dagaalo u dhexeeya ciidamada Xarakada Alshabaab iyo kuwa dowlada Soomaaliya oo ay garab siinayaan ciidamada Itoobiya.
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com