Dagaal xoogan oo ka dhacay degmada Badhaadhe.

<

Dagaal xoogan oo u dhexeeya ciidamada Raas Kambooni iyo kuwa Xarakada Alshabaab ayaa waxa uu ka dhacay degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada hoose.

Dagaalka oo dhacay xalay habeenimadii ayaa waxaa weerarka soo qa

generic zithromax online

aday ciidamada Alshabaab kuwaasoo sida la sheegay weeraray jid gooyo u taalay ciidamada Raas Kambooni.

Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaan la ogeyn qasaaraha uu geystay maadaama uu dhacay xili habeenimo ah. Gobolka Jubbada hoose ayaa weli waxaa qaybo kamid ah ku sugan ciidamada Alshabaab oo lagala wareegay magaalo madaxda gobolkaas ee Kismaayo.

Alshabaab ayaa tiro dhowr jeer ah dagaalo ku qaaday magaalada Kismaayo iyo magaalooyinka kale ee lagala wareegay balse waxaanan jirin weli magaalo ay dib uga qabsadeen xoogagii horay uga saaray.

Baidoa media.

zp8497586rq


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Comments are closed.