Wednesday, June 19th, 2013

Poker Manual – Learn More Than Just The Rules Of Poker.

Poker Manual – Learn More Than Just The Rules Of Poker. title=”dagaalkii maanta3″ src=”http://baidoamedia.com/wp-content/uploads/2012/05/dagaalkii-maanta3-300×187.jpg” alt=”" width=”300″ height=”187″ />Dagaal xoogan ayaa waxa uu xalay ku dhex maray deegaanka Ceelasha biyaha ee gobolka Sh/hoose ciidamada dowlada Soomaaliya iyo dagaalyahanada Xarakada Alshabaab.

Dagaalka oo ka dhacay saldhig ay ciidamada dowlada Soomaaliya ku leeyihiin Ceelasha biyaha ayaa waxaa ka dhashay qasaare dhimasho oo gaarayo 5 ruux halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen.

Alshabaab waxa ay sheegatay inay dagaalkii xalay ku laaysay askar ka tirsan dowlada inkastoo xagooda aanay sheegin qasaaraha soo gaaray.

Halka uu xalay dagaalku ka dhacay ayaa waxaa lagu arkay meydadka ilaa iyo shan ruux oo ah dhinacyadii dagaalamsayay ayada oo ay saraakiisha ciidamada dowlada Soomaaliya sheegeen in weerar ay Alshabaab kusoo qaaday ska caabiyeen.

Xarakada Alshabaab ayaa tan iyo markii laga qabsaday magaalada Muqdisho iyo magaalooyin kale waxa ay waday dagaalo u badan ku dhufoo ka dhaqaaq kuwaasoo inta badana dhaliya qasaare fara badan.

 

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply