Sunday, May 19th, 2013

DAGAAL DHEX MARAY LABO YAXAAS AH IYO KOOX LIBAAXYO AH, IYO KOOX LO GIZO AH YAA GUULLAYSTAY? MAXAYSE ISKU DAGAALLEEN!!! DAAWO VIDEO‏

Video gaan oo kamid ah video yaasha loogu daawashada badan yahay youtube ayaa waxaa ladaawaday in kabadan 68 milyan jeer, video gaan oo lasoo dhigay webka youtube sanadkii 2007 ayaa waxaa uu ku guullaystay abaalmarino aad u farabadan.

 

Mohamed Magan

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply