Aqristayaasha sharafta lahow, waxaan idiinsoo gudbinaynaa tobanka qof ee ugu taajirsan dunida kuwaasoo hantidoodu ay aad u badantahay islamarkaasna u badan dad ganacsato ah.
Hantidiisa:
$69 billion – Wixii ka dambeeyay Maarso 2012
Meesha ay kasoo gashay: Telecom , Da'diisa: 72 , Dhalashadiisa: Mexico
Hantidiisa:
$66 billion – Wixii ka dambeeyay September 2012
Meesha ay kasoo gashay: Microsoft, isaga ayaa iska leh , Da'diisa: 56 , Dhalashadiisa: Mareykan.
buy real steroids online745″ title=”warren-buffett” src=”http://baidoamedia.com/wp-content/uploads/2012/12/warren-buffett-300×210.jpg” alt=”" width=”300″ height=”210″ />
Hantidiisa:
$46 billion – Wixii ka dambeeyay September 2012
Meesha ay kasoo gashay: Berkshire Hathaway, isaga ayaa iska leh , Da'diisa: 82 , Dhalashadiisa: Mareykan.
Hantidiisa:
$41 billion – Wixii ka dambeeyay September 2012
Meesha ay kasoo gashay: Oracle, isaga ayaa iska leh , Da'diisa: 68 , Dhalashadiisa: Mareykan.
Hantidiisa:
$41 billion – Wixii ka dambeeyay Maarso 2012
Meesha ay kasoo gashay : LVMH, waa uu dhaxlay, waa ayna koreysaa , Da'diisa: 63 , Dhalashadiisa: France
Lasoco qaybaha kale.
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com