Thursday, June 20th, 2013

Daawo sida looga ciiday degmada Ceelbuur

Degmada Ceelbuur oo kamid ah goobaha ay ka arimiso Xarakada Alshabaab ayaa waxaa looga ciiday si weyn ayada oo ay ciidamada Xarakada Alshabaab ee degmadaas gacanta ku haya socod ku dhex mareen degmada Ceelbuur.

 

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply