LATEST NEWS
-
Qulqulatooyinkii magaalada Stockholm oo ku baahay magaalooyin dhowr ah. (Sawiro)May 25, 2013
-
Shirkii madaxda IGAD ee Addis ababa oo isku raacay inay dowlada Soomaaliya hogaanka u qabato arimaha Jubbooyinka. (Sawiro)May 25, 2013
-
Gabay cusub: Daryeel Shacab by abwaan Galayr. Waa gabay qiira wadaniyad leh.May 25, 2013
-
DHEGAYSO: IGAD OO SHARCI DARO KU TILMAANTAY SHIRKII KA DHACAY KISMAAYO.May 24, 2013
-
Ciidamada dalka Siiraliyoon ee AMISOM oo fariisin ka sameystay deegaanka Taabdo.May 24, 2013
-
Cilmiga Xanaanada Xoolaha Qeybtii 38aad &Hassan Basha Ismael.May 24, 2013
-
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u amba baxay Addis ababa.May 23, 2013
-
Dhegayso: Qiso jecayl oo dhab ah, barnaamishka jecaylka ee Radio Baydhabo.May 23, 2013
-
Itoobiya oo beenisay inay qayb ka tahay qilaafka ka taagan Kismaayo iyo Jubbooyinka.May 23, 2013
-
Daawo Sawirada. Dibadbax lagu taageerayay wax qabadka dowlada Soomaaliya lagunasoo dhaweynayay baaqashada mooshinkii ay wadeen xildhibaanada oo Muqdisho ka dhacay.May 23, 2013
Waxaa suaal iiga ah. Maxaa sababey in Koonfurta Somalia ay jug iyo jac ka bixi la dahey, halka Gobolada Waqooyi ay Nabad ku kujiraan. ??
Aniga waaan la yaabahaey, dadka koonfurta dhibka ka wada waxaaa hogaamiyo waa dad Reer waqooyi ah, sida Ahmed Godane, oo Diinta ay noo sheegayaan mey marka hore guryaahooda ka soo bilaabaan, Hadii ay run tahey. War dhalinyaradeena waa la qaldey, ee wax haloo sheego . Waa siyaasad la rabo in Koonfur ay degin oo Waqooyina ay dowladd noqoto. Sidaas Ayaan qabaa aniga. Runtii taaas ayaa jirta. Waxbo yaan la idin qaldin.