LIVE RADIO

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

SOMALI LINKS

Daawo Sawirada xayawaano laba madax leh.

Dunidan aynu ku noolnahay waxaa lagu arkaa waxyaabo badan oo kaa yaabiya, hadaba mucjisooyinka la arko ayaan qaar kamid ah idiinsoo gudbinaynaa, waxaana kamid ah xayawaano laba madax iyo laba af leh.

Xayawaanadaan ayaa waxaa kamid ah bisad laba madax leh, weyl laba madax leh, mas laba madax leh iyo diin laba madax leh.

Sawiradaan ayaa waxa ay muujinayaan sida ay xayawaanadaan ayaga oo labada madax leh hadana ay u nool yihiin ayada oo horay loo arkay Bini Aadan laba madax leh.

Baidoa media.


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply