LATEST NEWS
-
Haweenay askariyad ah oo 2 askari oo kale ku dishay magaala xeebeedka Kismaayo.May 21, 2013
-
Wafdi caalami ah iyo saxafiyiin reer galbeed ah oo gaaray Kismaayo.May 21, 2013
-
AMISOM OO KA HADASHAY HAWLAGALADA KA SOCDA MUQDISHO IYO ARIMAHA JUBBOOYINKA.May 21, 2013
-
Turkiga oo ka dhisaya Muqdisho isbitaalka ugu casrisan qaarada Afrika. (Sawiro)May 20, 2013
-
Madaafiic xalay lagu weeraray xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.May 20, 2013
-
Daawo Sawirada mudane Fiqi, wasiirka gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya oo soo gaaray Sudan.May 20, 2013
-
KOOXAHA ARSENAL IYO CHELSEA OO U SOO BAXAY CHAMPIONS LEAGUE (SAWIRO)May 19, 2013
-
SHIR HORDHAC AH OO LOOGA HADLAYAY MAALGASHIGA SOOMALIYA OO MAANTA KA DHACAY MUQDISHO(SAWIRO)May 19, 2013
-
Dibadbax lagagasoo horjeeday Axmed Madoobe iyo IGAD oo ka dhacay Kismaayo.May 19, 2013
-
Bayaan kasoo baxay Xarakada Alshabaab qaybta Axmed Godane oo lagu naqdinayo qaar kamid ah hogaanka Xarakada.May 19, 2013
aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay meelwalboo ay joogaan in ay kamuuqdaan ay xaqooda dhacsadaan jamaahiirta DIGIL and MIRIFLLE marwalbana waan taageersanahay meelwabo ay ku noolyihiin in ay noqdaan kuwa isku duban oo iskuniyad ah marka waxan leeyahay hanbalyo caaqilka waxan leeyahay hanoqon caaqilka DIGIL AND MIRIFLLE ee noqo caaqilka soomaaliya oo dhan in shaa ALAAH
Hambalyo dhamaan Digil i yo Mirifle ee Ku nool Somali Land. Midninmaddda aad muujiseen iyo sida aad u soo abaabusheen Xafladaan Heerka sare ah.
Mid tan la mid ah, waxaan u soo diryenaa Walaalaheena Somaliland runtii Abaalka aad u gasheen Digil iyo mirifle waa Mid aanan La hilmaami doonin. Meela Badan Dadka Digil iyo Mirefle waa Lagu dhibey Sida Puntland, ee taas Ma ahan mid lagula xisaabtami doonaa Puntland, Marka aan helno Hogaamiyeyaal Daacad ah. Sidaas ogaada.
Marlabaad Hambalyo… Dhamaan Digil iyo Mirelfe, Fikarkaan wanaasan.
Saxitaan: Waxaan ula jeedaa Arinta Puntland. In Puntland lagula xisaabtamidoono dhibaatooyinka ay u geeysatey Dadka Digil iyo Mirifle. Hadii aan helno Hogaamiyeyall Dhab ah, oo ka shaqeeyo danta guud ee Somalia.