Saturday, May 25th, 2013

Daawo Sawirada wiilasha iyo gabdhaha kubbada koleyga Soomaaliya oo guulo ka gaaray cayaaro ka dhacay dalka Jabuuti.

Wiilasha iyo gabdhaha qaranka Soomaaliya ayaa waxa ay guulo kasoo hooyeen cayaaraha loo yaqaano Zone five oo ay dowlada Jabuuti martigelisay islamarkaasna ay kasoo qaybgaleen dalalka kala ah Soomaaliya, Jabuuti, Suudaan iyo Itoobiya.

 

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Comments are closed.