Ururka Dr Xuseeneey ayaa waxa uu ka wadaa magaalada Baydhabo afurinta iyo casho siinta dadka sooman ayada oo uu ururku sidoo kale xero barakacayaal agoon ay kamid tahay ka bilaabayo raashiin qaybis iyo ciida oo uu ugu talagalay inuu gacan ka geysto farxadeeda.
Ururka oo xaruntiisu ay ku taalo dalka Canada islamarkaasna xafiisyo ku leh magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo ayaa waxaa gacan ka geysto hawlihiisa jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka (Canada) Toronto iyo Calgary ayaa oo loogu magacdaray Dr Xuseeneey oo ahaa dhakhtarka indhaha oo ay gacan ka xaq daran ku dishay magaalada Muqdisho xili uu gudanaayay hawlo maal meedkiisa.


























Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com