Magacyada Gudiga Afurinta Masjid Jaamaca Baydhabo 1-Gudomiye: Sh.Nuur Dheere tell: 0615593718 2-Kuxigeen Shariif Cabdalla Eelaay : 0615578320 3-Xiriiriye Bashiir Maxamed Aadan 0615590121 4-Maxamed Sh.Aadam 5- Macaani Sh.Sahal 6- C/Rashiid Sh .Maxamed Tarafiko

LIVE RADIO

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

SOMALI LINKS

Daawo Sawirada madaxweyne Xasan Sheekh oo si heer sare ah loogusoo dhaweeyay Addis ababa.

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa waxa ay maanta kasoo dhoofeen magaalada Jabuuti ee caasimada dalka Jabuuti ayaga oo u amba baxay magaalada Addis ababa ee caasimada dalka Itoobiya.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdiga la socday oo uu kamid yahay wasiirka gaashaandhiga dowlada Soomaaliya Cabdikariin Maxamuud Xaaji Fiqi iyo wasiirka arimaha dibada marwo Fowziyo ayaa waxaa loogusoo dhaweeyay magaalada Addis ababa si qurux badan.

Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Addis ababa kusoo dhaweeyay raisalwasaaraha Itoobiya Hailemariam  Desalegn iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowlada Itoobiya.

Sidoo kale madaxweynaha DFS iyo wafdigiisa waxaa soo dhaweeyay masuuliyiin ka kala socday urur goboleedka IGAD, ururka midowga Afrika iyo weliba safiirada dalka Itoobiya u fadhiya dowlada caalamka qaarkood.

 

Baidoa media.

 


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


HALAAN KU REEB WIXII COMMENT AMA FAALO AH. MAHADSANID