Wednesday, June 19th, 2013

Daawo Sawirada madaxweyne Shariif oo si weyn loogusoo dhaweeyay dalka Kuweyt.

Madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa si diiran maanta loogusoo dhaweeyay magaalada Kuweyt ee caasimada dalka Kuweyt ayada oo ay si weyn usoo dhaweeyeen masuuliyiinta boqortooyada Kuweyt.

 

 

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply