Kulan is mar xabeyn iyo xog kala qaad ah ayaa ku dhex maray magaalada Dubai madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya iyo madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Siilaanyo.
Labada masuul ayaa si wada jir ah u taageeray qodobadii kasoo baxay shirkii duleedka London ka dhacay bishaan dhexdeeda ayaga oo ayiday inay sii socdaan wadahadalada looga arinsanayo aayahooda.
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com