Waxaa maanta xariga lagaga jaray dhanka koonfureed ee magaalada Gaalkacyo madxtooyada cusub ee maamulka Galmudug ee uu hogaamiyo Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.
Madaxtooyada oo uu dhawaanahaanba socday dhisitaankeeda ayaa hada waxa ay soo gaartay heer gebo gebo ah ayada oo maantana xariga laga jaray.
Xaflad loo qabtay furitaanka madaxtooyada cusub ee Galmudug ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin uu kamid yahay madaxweynaha maamulkaas Cabdi Xasan Cawaale iyo dad weyne aad u fara badan.
Maamulka Galmudug ayaa waxa uu kamid yahay maamulada dhawaan sameysmay ayada oo uu sidoo kale qayb ka ahaa shirarkii lagusoo unkay dowlada federaalka Soomaaliya.


order viagra onlinextooyadagalmudug6″ src=”http://baidoamedia.com/wp-content/uploads/2012/12/madaxtooyadagalmudug6.jpg” alt=”" width=”640″ height=”385″ />

Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com