Thursday, June 20th, 2013

Daawo sawirada dhalinta ururka SUF oo magaalada Vasteras ku qabtay riwaayad ay ugu tala galeen Ciida Carafo.

Halkaan waxaan idiinkusoo bandhigaynaa sawirada dhalinyarada ururka SUF ee magaalada Vasteras ee dalka Sweden.

Dhalinyarada SUF ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay kusoo bandhigeen teaterka Wienstrom skolan ee magaalada Vasteras ruwaayad aad u xiiso badnayd oo ay ugu magac dareen ”Soomaalaay Midnimo” taas oo ay ugu talagaleen Ciida Carafo.

 

 

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply