Daawo Sawirada cayaartoyda xulka qaranka Soomaaliyeed oo ku tababaranaya dalka Uganda.

Cayaartoyda xulka qaranka Soomaaliya ayaa waxa ay tababaro iyo diyaargarow ku qaadanayaan dalka Uganda oo ay ka dhici doonaan cayaaraha dalalka bariga iyo bartamana qaarada Afrika.

Xulka qaranka Soomaaliya ayaa waxa ay isku group yihiin dalalka Burundi, Sudan iyo Tanzani.

25 bishaan aan ku jirno ee Novembar ayaa waxaa gorada is gelin doona dalalka Soomaaliya iyo Burundi.

Sidoo kale 28-11-2012 Xulka Qaranka Soomaaliya waxaa ay is arki doonaan xulka Qaranka Dalka  Sudan

01-12-2012 waxaa uu loolan adag garoonka Nakafubi ee magaalada Kampala ku dhex mari donaan Xulka Qarankeena Soomaaliya iyo Xulka dalka Tanzania.

Xulka qaranka Soomaaliya ayaa la filayaa inay guulo la taaban karo ka gaari karaan cayaaraha ka dhici doona dalka Uganda.

Baidoa media.


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


HALAAN KU REEB WIXII COMMENT AMA FAALO AH. MAHADSANID