Magacyada Gudiga Afurinta Masjid Jaamaca Baydhabo 1-Gudomiye: Sh.Nuur Dheere tell: 0615593718 2-Kuxigeen Shariif Cabdalla Eelaay : 0615578320 3-Xiriiriye Bashiir Maxamed Aadan 0615590121 4-Maxamed Sh.Aadam 5- Macaani Sh.Sahal 6- C/Rashiid Sh .Maxamed Tarafiko

LIVE RADIO

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

SOMALI LINKS

Daawo Sawirada cayaaro kubbadda cagta ah oo ka bilowday magaalada Baydhabo.

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxaa maalintii shalay ahaa ka furmay tartan koob cayaareed loogu magacdaray ''Isdhexgalka bulshada''.

Tartanka cayaaraha kubbadda cagta ee ka furmay garoonka Dr Ayub stadium ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka qayb galaya kooxaha kala duwan ee ka dhisan magaalada Baydhabo.

Cayaartii ugu horeysay ee shalay ka dhacday garoonka Dr Ayub ayaa waxa ay dhex martay kooxaha Dahabshiil iyo Howlwadaag halkaasoo ay guushii ku raacday kooxda Dahabshiil ayada oo ku badisay 5-4.

Inay cayaarihii shalay qabsoomaan ayaa waxaa gacan ka geystay qaar kamid ah dhalinyarada magaalada Baydhabo oo dhex dhexaadin u sameeyay gudiga sportiga gobolka Bay oo uu ka dhex jiray khilaaf.

Hadaba waxaan idiinsoo gudbinaynaa aqristayaasha sharafta lahow sawiro ku saabsan cayaartii shalay ka dhacday magaalada Baydhabo.

cialis soft tabs online” src=”http://baidoamedia.com/wp-content/uploads/2012/11/bmc3.jpg” alt=”" width=”800″ height=”600″ />

Xafiiska warqabadka

Baidoa media ee Baydhabo.

zp8497586rq


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Comments are closed.