Tuesday, May 21st, 2013

Daawo Sawirada cayaarhanada Soomaaliya uga qaybgelaya cayaaraha Olombikada London.

Gudiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa shaaciyay inMaxamed Faarax iyo Maxamed Xasan Maxamed ay u metali doonaan dalka Soomaaliya cayaaraha Olombikada caalamka oo dhawaan ka furmi doona magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska.

Cayaaryahanadaan ayaa ahaa afar, 2 wiil iyo 2 g How To Win Back Your Ex abdhood kuwaasoo uu markii dambe kala saaray gudiga Olombikada Soomaaliyeed ayada oo uu hogaamin doono 2 cayaarhayan macalinkooda Axmed Cali Abiikar, waxaana orodyahanada Soomaaliya metali doona iyo macalinkooda hogaamin doona Cumar C/qaadir Baarajab oo ahaa macalinkii hore ee kubbadda koleyga ee dalka Soomaaliya.

 

Baidoa media.

How To Win Back Your Ex


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply