Dadkii ku harsanaa deegaanada loo barakacay ee Ceelasha biyaha iyo deegaanada kale ayaa waxa ay mar kale dib ugusoo laabanayaan gudaha magaalada Muqdisho oo aysan wax dagaalo ahi ka dhicin dhawaanahaan kadib markii ay ciidamada dowlada KMG Soomaaliya iyo kuwa AMISOM kaga awood roonaadeen ciidamadii Xarakada Alshabaab.
Dagaalka oo hada u wareegay deegaanada loo barakacay ayaa ku qasbay dadkii ku sugnaa halkaas inay dib ugusoo laabtaan magaalada Muqdisho oo ay markii horeba ka qaxeen.




Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com