Fanaanka Maher Zain waxa uu ku dhashay dalka Lubnaan balse waxa uu haystaa jinsiyada dalka Sweden waana fanaan caan ah kuna heesa dhowr luuqadaan.
Fanaanka ayaa waxa uu soo saaray albumkiisa I love you Allah sanadii 2009kii isaga oo markaas kadibna soo saaray albumkiisa Forgive me ama ”I cafi” bishii April ee sanadaan 2012.
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com