lada china kadalbatay in gurigiisa ladumiyo si meeshuuu kuyaallo loo marsiiyo wado highway ah.
Odayga ayaa kabiyadiiday lacagtii loo ogolaaday inuu guri kalle ku dhisto oo lagu qiyaasayo 67000 pound, Asagoo ku andacooday in lacagtaasi lagu helleynin guri kakooban 5 dabaq meel magaallada kamid ah oo uu danaynayo.