DAAWO FILM LAGA SAMEEYAY AMANDA IYO NIGEL OO 2008 LAGU AFDUUBTAY SOMALIA.
December 4, 2012 - Written by admin - Edited byAbdi
Kanaalka caanka ah ee National geographic, Qaasatan barnaamijkiisa locked up abroad ayaa wuxuu film daawadayaal badan kakasbaday caalamka oo xanuun badan kasameeyey Nigel Brennan iyo Amanda Lindhout oo ukala dhashay Australia iyo Canada kuwaasoo kooxo mooryaan ah ay ku afduubteen july 2008 meel xoogaa kayara baxsan caas