Sunday, May 19th, 2013

Daawo fiidiyow salaamaha Ciida ee magaalada Västerås.

Qaar kamid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Västerås ee dalka Sweden ayaa waxa ay salaamahooda ciida u dirayaan asxaabtooda dunada dacaladeeda kala jooga ayaga oo la hadlay shabakada warbaahinta baidoa media.

Hadaba waxaan idiinsoo gudbinaynaa salaamaha ay dirayaan xubnahaas jaaliyadda Soomaaleed kamid ah iyo weliba qaabka looga ciiday magaalada Västerås.

 

 

Baidoa media, Västerås, Sweden.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply