Saturday, May 18th, 2013

Cyaar yahan Thomas Muller oo gool u dhaliyay kooxda Bayern Munich.

Cayaarta xiisaha badan ee caawa ka socota dalka Jarmalka ee finalka ah isla markaasna dhex mareyso kooxaha Chelsea iyo kooxda Bayern Munich ayaa waxaa gool qurux badan dhaliyay daqiiqadii 83aad ee cayaarta oo weli socota cayaaryahan Thomas Muller.

Cayaarta oo ah mid aad u kulul ayay labada kooxeedba waxa ay muujinayaan dadaal xoogan oo ay ugu jiraan inay goolal dhashtaan balse goolka uu cayaaryahan Thomus Muller u dhaliyay kooxdiisa Bayern Munich.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply