KAHORTAGGA CUDURKA BLACK QUARTER, BLACK LEG.
TALLAALID-VACCINATION
Waxaa la siyaa neefka qabaa cudurka “BlackQuarter”:-
DAAWEYN
Waxaa la siyaa (anti-biotic drugs) sida:-
1-pencillin@10,000units/kg body weight IM
2-Oxytetracyline 10ml/kg body weight.
3-isticmaal anti-pyretics tusaale ahaan: inj.vetalgin 20 to 30ml IM.
4-Isticmaal anti-thistaminics tusaale ahaan: inj.avil/cadistin/zeef@ 5-10ml IM.
7-Dareeraha ama daawooyinka dabiiciga ah (therapy)- inj.DNS IV.
3.CUDURKA CAGAHA IYO AFKA-RAAFAHA (CABEEB),FOOT&MOUTH DISEASE(FMD):
Cudurkani waxaa ku dhacaa xoolaha siiba lo’da ,idaha,riyaha; waxaa sababaa virus la yirahdo “Apthovirus”, wuxuu leeyahay 7 viruses oo xoog badan oo lakala yirahdo: O,A,C,Asia1, Sat-1 Sat-2 & Sat-3.
ASTAAMAHA CUDURKA CABEEBKA:-
Ka hortaga cudurka cabeebka:-
-waxaaa laga saraa neefka qabaa cudurka cabeebka (FMD) haradda xoolaha .
-waa lalaaya dhamaan kuwa qabaa cabeebka si aaney uqaadsiin xoolaha kale ee fiyow.
-Haradda xoolaha(mooradda), waa in ay ahaata mid nadiif ah lagana buufiyo 1-2% coustic soda ama formalen.
-waa in la ilaaliya mooradda (Bio-security) geeda.
-Qaalmaha waa laga reebaa in ay jaqaan neefka qabaa cudurka cabeebka.
Tallaalid-vaccination:-
-Raksha( FMD) vaccine@3ml S/C ama FMD vaccine(Hoechst/BALF@ 5ml S/C lexdii bilood kasta, sida bilaha Sep/octobar iyo march/April.
-Clovax( Hoechst)@3ml S/C oo lo’da ah iyo 2ml S/C oo ah xoolaha afar-calooleyda ah oo yaryar( smell ruminants).
Daaweyn-Treatment:-
Daawooyinka la siinayoo neefka qabaa curdurka cabeedka waa:-
-inj.oxytetracyline@4-5mg/kg body weight IM, oo la siinayo 3-4 maalmood.
-Afka waxaa looga dhaqaa 2% sodium Bicarbonate.
-Caggaha ama raafaha ayaa waxaa looga dhaqaa Copper sulpher ama 2-4% sodium carbonate.
W/Q: Hassan Basha Ismael
E-mail: bashaa03@hotmail.com
BURAO-TOGDHEER.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com