Sunday, May 19th, 2013

Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada Soomaaliya oo isku ballaarinayo dhul xeebeedka.(Sawiro)

Kadib marii ay shalay la wareegeen garoonka Cisaleey iyo dekeda mac malka ah ee Ceel macaan, ayay ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada Soomaaliya waxa ay bilaabeen inay isku fidiyaan dhulka xeebta ah ayaga oo wata gaadiidkooda dagaalka iyo hubka waa weyn.

Ciidamada wada socdo ayaa waxa ay hada kusii siqayaa degmada Warshiikh ee gobolka Shabeelada dhexe taasoo dhacda xeebta isla markaasna u sahli karto ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM inay qabsadaan dhul fara badan oo ka tirsan gobolada Shabeelada dhexe iyo Gal gaduud.

 

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply