Friday, May 24th, 2013

Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada Soomaaliya oo fariisin ka sameystay garoonka Bali doogle. (Sawiro)

Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada Soomaaliya oo dhawaan la wareegay gacan ku haynta degmada Wanla weyn iyo garoonka diyaaradaha Bali doogle ayaa waxa ay fariisimo ka sameysteen garoonka.

Garoonka Bali doogle ayaa ah garoon ciidan kaasoo ay AMISOM sheegtay inay u adeegsan doonto sidii ay howlagaladeeda saldhig uga dhigan lahayd.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply