Dhamaan hawl wadeenada iyo maamulka shabakada warbaahinta baidoamedia.com waxa ay hambalyo Ciida ku aadan u dirayaan guud ahaan ummada Muslimiinta gaar ahaan ummada Soomaaliyeed.
Waxay Illaah uga baryayaan inay Ciidaan ciideeda nabad barwaaqo iyo dowladnimo dhab ah ku gaaraan, AAMIIN AAMIIN.
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com