wararka
-
Qulqulatooyinkii magaalada Stockholm oo ku baahay magaalooyin dhowr ah. (Sawiro)
May 25, 2013
Waxaan weli qiyaasnayn xaalada qaybo kamid ah caasimada dalka Sweden ee Stockholm kuwaasoo ay ka taagnaayeen isku dhacyo u dhexeeya ciidamada booliska iyo dhali -
Shirkii madaxda IGAD ee Addis ababa oo isku raacay inay dowlada Soomaaliya hogaanka u qabato arimaha Jubbooyinka. (Sawiro)
May 25, 2013
Shirkii madaxda urur goboleedka IGAD oo ay Soomaaliyana xubin ka tahay islamarkaasna uu uga qaybgalay madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sh -
Gabay cusub: Daryeel Shacab by abwaan Galayr. Waa gabay qiira wadaniyad leh.
May 25, 2013
Gabaygan waxaa uu ka turjumayaa Muhiimada Maamulka iyo dowladnimadu leedahay iyo inay tahay arrin daruuriya oo sida qofku ugu baahan yahay, Cuntada,Biyaha iyo -
DHEGAYSO: IGAD OO SHARCI DARO KU TILMAANTAY SHIRKII KA DHACAY KISMAAYO.
May 24, 2013
Shir ay magaalada Addis ababa ku yeesheen wasiirada arimaha dibada ee dalalka IGAD ayaa lagaga hadlay shirkii ka dhacay magaalada Kismaayo iyo wixii kasoo baxay -
Ciidamada dalka Siiraliyoon ee AMISOM oo fariisin ka sameystay deegaanka Taabdo.
May 24, 2013
Ciidamo ka socda dalka Siiraliyoon kana mid ah ciidamada AMISOM ee howlgalka ka wada gudaha Soomaaliya ayaa soo gaaray deegaanka Taabdo ee gobolka Jubbada hoose -
Cilmiga Xanaanada Xoolaha Qeybtii 38aad &Hassan Basha Ismael.
May 24, 2013
Xanuunada iyo Dhibaatooyinka soo Wajahaa Neefsashada xoolaha.
2. Cudurka Oof-wareenka xoolaha( Pneunomia):- Cudurka oof-wareenka ah waa cudur ku dhacaa sam -
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u amba baxay Addis ababa.
May 23, 2013
Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta u amba baxay xarunta dalka Itoobiya ee Addis ababab halkaasuu kaga qaybgali -
Dhegayso: Qiso jecayl oo dhab ah, barnaamishka jecaylka ee Radio Baydhabo.
May 23, 2013
Dhegaysatayaasheena iyo akhristayaasha sharafta leh waxaan idiinsoo gudbinaynaa barnaamish jecayl ah oo todobaadkiiba maalinta Khamiista ka bixi doona Radioa Ba -
Itoobiya oo beenisay inay qayb ka tahay qilaafka ka taagan Kismaayo iyo Jubbooyinka.
May 23, 2013
Ayada oo dhawaan looga dhawaaqay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose maamulo kala duwan oo iskasoo horjeeda sheeganayana maamul goboleedyo inay -
Daawo Sawirada. Dibadbax lagu taageerayay wax qabadka dowlada Soomaaliya lagunasoo dhaweynayay baaqashada mooshinkii ay wadeen xildhibaanada oo Muqdisho ka dhacay.
May 23, 2013
Dibadbax ballaaran oo ay dadweyne fara badani kasoo qayb galeen laguna taageerayay waxqabadka dowlada Soomaaliya lagunasoo dhaweynayay mooshinkii ka dhanka ahaa
LATEST NEWS
-
Qulqulatooyinkii magaalada Stockholm oo ku baahay magaalooyin dhowr ah. (Sawiro)May 25, 2013
-
Shirkii madaxda IGAD ee Addis ababa oo isku raacay inay dowlada Soomaaliya hogaanka u qabato arimaha Jubbooyinka. (Sawiro)May 25, 2013
-
Gabay cusub: Daryeel Shacab by abwaan Galayr. Waa gabay qiira wadaniyad leh.May 25, 2013
-
DHEGAYSO: IGAD OO SHARCI DARO KU TILMAANTAY SHIRKII KA DHACAY KISMAAYO.May 24, 2013
-
Ciidamada dalka Siiraliyoon ee AMISOM oo fariisin ka sameystay deegaanka Taabdo.May 24, 2013
-
Cilmiga Xanaanada Xoolaha Qeybtii 38aad &Hassan Basha Ismael.May 24, 2013
-
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u amba baxay Addis ababa.May 23, 2013
-
Dhegayso: Qiso jecayl oo dhab ah, barnaamishka jecaylka ee Radio Baydhabo.May 23, 2013
-
Itoobiya oo beenisay inay qayb ka tahay qilaafka ka taagan Kismaayo iyo Jubbooyinka.May 23, 2013
-
Daawo Sawirada. Dibadbax lagu taageerayay wax qabadka dowlada Soomaaliya lagunasoo dhaweynayay baaqashada mooshinkii ay wadeen xildhibaanada oo Muqdisho ka dhacay.May 23, 2013