Baidoa Media Center » TACSI & Tahniyad

Innaalilaah wa inaa Ilayhi raajicuun, Xaaji Yuusuf Saalax Cali ”Waraaba cade” oo ku geeriyooday Hargeysa iyo tacsiyo loo dirayo.
Allaha u naxariistee waxaa magaalada Hargeysa ku dhintay mid kamid ah odayaashii ugu caansanaa magaalada Xudur ee gobolka Bakool kaasoo lagu magacaabi jiray Xaaji Yuusuf Saalax Cali ”Waraaba cade”  kaasoo lagu aasay isla magaalada Hargeysa.

Hadaba waxaa tacsi loo dirayaa dhamaan qoyska iyo ehelka uu ka geeriyooday marxuumka gaar ahaan carruurtiisii oo kala ah

1. Cabdi Yuusuf Saalax

2. Zam Zam Yuusuf Saalax iyo odaygeeda Nuur Aadan Fajhiis

3. Ubax Yuusuf Saalax iyo odaygeed Dr. Cali Maxamed Sheekh Cabdalla

4. Maxamed Yuusuf Saalax

5. Yoonis Yuusuf Saalax

6. Luul Yuusuf Saalax iyo odaygeed Dr. Axmed Jaamac

7. Layla Yuusuf Saalax iyo odaygeeda.

8. Raakhiyo Yuusuf Saalax iyo odaygeeda Dishibiliin

9. Hooyo Xabiibo Cabdiraxmaan Maxamed

10. Ayeeyo Xaajiyo Owliyo Maxamed Yare.

11. Aamino Yuusuf Saalax

iyo guud ahaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday waxaana Illaah looga baryayaa marxuumka inuu janadii Fardowso ahayd ka waraabsho, Aamiin Aamiim Aamiin.

Tacsiyadan waxaa diraya Ex-Xildhibaan Xasan Maxamed Idiris iyo xaaskiisa Naciimo Maxamed Axmed

E-Xildhibaan Yuusuf Maxamed Khayre ”Guurow” iyo xaaskiisa Farxiyo Maxamed.

Cali yare Faarax iyo xaaskiisa Khadro, Cali Cabdiraxmaan Qaasim. Cabdicasiis Maxamed Axmed ”Dhegacade” iyo guud ahaan bahda baidoa media.

Baidoa media.

Dr. Cabdulqaadir Saleebaan iyo afadiisa Sucaado oo tahniyad aroos loo dirayo.
Waxaa Halkaan Tahniyad Aroos Kadiraya :-

Aabe suleymaan iyo Hooyo  maryan macallin xasan.

Ayeeyo faadumo cali nuur

Eedo muslimo isxaaq

Eedo xalimo maxamed cali

Habaryar malayko macalin xasan

Habaryar batuulo macalin xasan

Habaryar xabiibo macalin xasan

Abti maxamud macalin xasan

Abti maxamed macalin xasan

Faadumo suleymaan iyo saygeed c/qaadir maxamed xasan

Xaawo suleymaan iyo saygeeda c/qaadir macallin nuur

Aboowe maxamed suleymaan

Xasan suleymaan

Xuseen suleymaan

Axmed suleymaan

Salmo suleymaan

Yuusuf suleymaan

Ibraahim suleymaan

Ayuub suleymaan

Zakariye suleymaan

Asmo suleymaan

c/fataax suleymaan

yaxye suleymaan

yuunis suleymaan

xamdi suleymaan

maxamed sheekh aadan

abuukar maxamed xuseen

cali c/raxmaan cusmaan (cali macruuf)

maxamed c/raxmaan cusmaan

Dhamaan Dadkan oo kala Joogo Daafaha Caalamka oo iskugu jira waalidin , walaal, qaraabo iyo asxaab Waxa ay Halkaan Dhambaal Tahniyad Aroos ah  Hawada u Marinayaan Arooska C/qaadir suleymaan maxamed Cali iyo marwadiisa Sucaado Sheekh Cabdullahi Macalin  oo 26-April-2013  ku Aqal  galay  Magaalada Muqdisho..

Waxa ay Leeyihiin Noqda Kuwii Isku waara Kala Hela Ubad kheyr qaba.. Aamiin… Aaamin……. Aaamin

Sidoo kale waxaa tahniyad aroos u dirayaha lamaanaha is calfaday guud ahaan howlwadeenada iyo maamulka shabakada warbaahinta Baidoa media.com, waxa ayna leeyihiin noqdka kuwii isku waara ee wiil iyo caano gabar iyo caano kala hela.

Ururka Samafalka Somali Arlaadi ee dalka Sweden oo tacsi diraya.
Anagoo ah dhamaan xubnaha Ururka Samafalka Somali Arlaadi ee Örebro (SARFÖ) ee wadanka Sweden iyo dhamaan Jaaliyadda DM ee Sweden, waxaan tacsi ka direynaa geeridii ku timid, Allaha u naxriistee Col.  Mustafa Mohamed Diini oo ku geeriyooday  Magaalada Stockholm, ee wadanka Sweden, taariikhda markey aheyd 24 April 2013 .

Allaha u naxriistee  Col. Mustafa Mohamed Diini waxa uu ka mid ahaa odayaasha Digil iyo Mirifle iyo  hogaamiyayaasha Digil iyo Mirifle ee Wadankan Sweden.

Waxaa uuna wax badan kasoo shaqeeyey Dowldii Soomaliya ka hor xiligii burburka oo uu xilal kala duwan kasoo qabtay.  Markiii ugu dambeysay waxa uu kamid ahaa hogaanka urukii Somali Inter-Reverine Cultural Association (SICAS) Sweden.

Waxaana tacsiyadaas loo dirayaraa Dhamaan Qoyskiisa iyo eheladii iyo dhamaan  qaraabada  meel kasto ay joogaan dalka gudihiisa iyo dibadiisaba inuu samir iyo iimaan Illaah ka siiyo.

Tasiyadana waxaa halkan ka dirayo.

Abdulkadir Abukar Sheikh

Abdulkadir Hussein (Kadiile)

Osman Ali Isaak

Amino Wardheere Isaak

Xawo Wardhere Isaak

Zahra Mohamed Noor

Mumino Mohamed

Faduma Wardhere Isaak

Mohamed Yusuf Mohamed

10. Dhoofo Aden Ahmed

11. Mohamed Moallim (Sheikh Amir)

12. Asli Mohamed Nuur

13. Abukar Sheikh Abdullahi

14. Abdiaziz Dhagacadde

15. Mohamed Hussein

16. Aweys Ali Jaama

17. Iyo dhamaan jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee Sweden.

Waxaana Allah ugu baryeynaa in Marxuumka janadii fardowsa ka waraabiyo dhamaan ehaladii uu ka baxayna samir iyo imaan ka siiyo.

AAAMIIN – AAMIIN.

Ururka Somali Arlaadi Releif – Sweden

Email: Somali.arlaadi@hotmail.com

Jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee Sweden oo tacsi u diraya qoyska korneel Mustafa Maxamed Diini.
Waxaa tacsi diraya qaar kamid ah xubnaha jaaliyadda DM ee Sweden Cabdulqaadir Suudaani

Aadan Laftagareen

Cabdishakuur Aadan

Abuukar Sheekh Cabdulaahi

Maxamed Aadan Cabdulqaadir

Xildhibaan Maxamuud Eenow

Cabdulqaadir Macallin

Cabdiraxmaan Maxamuud Leysaamow (Cabdiraxmaan Shiine)

Cabdulqaadir Sheekh Abukar

Sahro Maxamed Nuur

Cabdicasiis Maxamed Axmed (Dhegacade)

Jeylaani Abuu Gaab

Fardowso Cabdi Cali

Cabdiqadar Xasan Mursal (Salas)

Aadan Xasan Maxamed. Dhamaan dadkaani waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday korneel Mustafa Diini oo ku geeriyooday magaalada Stockholm ee caasimada dalka Sweden.

Korneel Mustafa ayaa waxa uu kamid ahaa odayaasha jaaliyadda DM iyo weliba sidoo kale guud ahaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Stockholm.

Baidoa media.

INNAALILAAH WA INAA ILAHAYHI RAAJICUUN, KORNEEL MUSTAFA MAXAMED DIINI OO KU GEERIYOODAY SWEDEN.
Allaha u naxariistee waxaa maanta gelinkii hore ku geeriyooday magaalada Stockholm ee caasimada dalka Sweden Korneel Mustafe Maxamed Diini oo kamid ahaan jiray saraakiishii hore ee ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed.

Korneel Mustafa ayaa bilooyinkii ugu dambeeyay waxa uu ku xanuunsanayay isbitaal ku yaala magaalada Stockholm isaga oo ay dawo ugu socotay halkaas.

Korneel Mustafa ayaa in mudo ah ku noolaa dalka Sweden isaga oo xaas iyo carruur ay u joogaan dalka Sweden.

Allaha u naxariistee Korneel Mustafa ayaa waxaa lagu wadaa in maalinta Talaadada ah oo ay taariikhdu tahay 30/04/2013 lagu aaso qabuuraha Vällingby ee magaalada Stockholm.

Dhamaan howladeenada baidoamedia.com iyo maamulkaba waxa ay Eebe uga baryayaan inuu korneelka janadii Fardowso ahayd ka waraabsho, Aamiin Aamiin Aamiin.

Baidoa media.

Tahniyad aroos wacan oo ay dirayaan bahda DMSA.
Dhammaan bahda DMSA oo kala jooga aduunka dacaladiisa, gaar ahaan dadka hoos ku xusan waxaa ay tahniyad aroos u dirayaaan Fadumo Mohame iyo Mohamed Abdi oo ku aqal galey wadanka Mareykanka qasantan Gobalka Taxes ee magaalada Amarillo waxaan leenahay wiil iyo caano gabar iyo caano. Ilahey ha idinka dhiga kuwii isku waaro wanaagna kuwada noolaado. Sida aad lasocotaan Fatumo Arlaadi waxey kamid aheyd DMSA.

1)Noor M Nunow (Arlaadi Abooshe)

2)Mohamed Hassan (Shanta)

3)Hanifa Mohamed (Qaali)

4)Mohamed Hassan (Baidoa Janay)

5)Sahro Arlaadi

6)Ladan Qaali

7)Sacadiyo Macalin Salaad

8)Yonis

9)Maaxiye Abdinoor

10)Ashraf

Iyo qaar kaloo badan aan magacooda halkaan aan kusoo koobi Karin. Ardeya Digil iyo Mirifle meelkasta ay aduunka kajoogaan waxey aad ugu farxeen walaasheyna ku aqal gashey Wadanka Mareykanka waxaan leenahay Ilahey ha idanka dhigo kuwa isku waaro oo wanaag kuwada noolaado. Amiin Amiin Amiin.

Ogeysiis Muhiim ah oo ku socda jaaliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka.
Dhammaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Maraykanka Guud ahaan ‘gaar ahaan Gobolka Minnesota iyo nawaaxigeeda la ogeysiinaya inay kasoo qeyb galaan Tacsi,Duco iyo Baroordiiq loo sameynayo Marxuum Col.Xasan Maxamed Noor (Shaatigaduud) Allaha u naxariistee oo dhowaaan ku geeriyooday Dalka Jarmalka.

Tacsida iyo baroordiiqda ayaa la qaban doono maalinta Axada 5:00 ilaa 11:00 Habeenimo Bishan April 14keeda 2013 Waxaana lagu qaban doonaa Safari Restaurant oo Cinwaankiisu yahay 3010 South 4th Street Minneapolis Minnesota USA Hadaba waxaa la idinka Codsanayaa inaad kasoo qeybgashaan Tacsida, ducada iyo Baroordiiqda loo sameynayo Allaha u naxariistee Marxuum Col.Xasan Maxamed Noor (Shaatigaduud) wixii Faafaahin dheeraad ah fadlan la xiriir.

Marxuum Shaatigaduud ayaa si weyn loogaga baroordiiqayaa qaybo badan oo caalamka ah maadaama uu ahaa siyaasi ay si weyn u jeclaayeen dadka koonfurta Soomaaliya gaar ahaan inta u dhexayso labada webi.

Tahniyad aroos farxad leh oo katimid Ururka DMSA
Dhammaan bahda DMSA oo kala jooga aduunka dacaladiisa, gaar ahaan dadka hoos ku xusan waxaa ay tahniyad aroos u dirayaan Abdow iyo Sagal Abdalla Deerow oo ku aqal galey wadanka Masar waxayna leeyihiin wiil iyo caano gabar iyo caano.

Ilaahey ha idinka dhiga kuwii isku waaro wanaagna kuwada noolaado.

1)Noor M Nunow (Arlaadi Abooshe)

2)Mohamed Hassan (Shanta)

3)Aadam Abdi Ishak(Gentleman)

4)Hanifa Mohamed (Qaali)

5)Mohamed Hassan (Baidoa Janay)

6)Sahro Arlaadi

7)Ladan Qaali

8)Sacadiyo Macalin Salaad

9)Yonis

10)Maaxiye Abdinoor

11)Ashraf

Iyo qaar kaloo badan aan magacooda halkaan aan kusoo koobi Karin. Ardeyda Digil iyo Mirifle meelkasta ay aduunka ka joogaan waxey aad ugu farxeen walaalkeena ku aqal galey Wadanka Masar waxaan leenahay Ilaahey ha idinka dhigo kuwa isku waaro oo wanaag kuwada noolaado.

Amiin Amiin Amiin.

Baidoa media.

Maayarkii magaalada Hargeysa oo ku geeriyooday Dubai.
Allaha u naxariistee waxaa xalay ku geeriyooday magaalada Dubai ee dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta duqii magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland Eng. Yuusuf Warsame Siciid kaahoo in mudo ah xanuunsanayay.

Duqa magaalada Hargeysa, Eng. Yuusuf Warsame Siciid ayaa waxaa xanuunkiisa wax lagaga qaban waayay gudaha magaalada Hargeysa taasoo keentay in loo raadiyo daweyn xaga dibada ah.

Allaha u naxariistee Eng. Yuusuf Warsame Siciid ayaa waxa uu kamid ahaa musharaxiintii xisbiga Kulmiya uga sharaxnaa maayarnimada magaala Hargeysa oo uu markii dambena ku guuleystay.

Eng. Yuusuf Warsame Siciid ayaa waxa uu ahaa injineer ku xeeldheeraa dhisitaanka wadooyinka iyo dhismooyinka kaleba.

Baidoa media.

Allaha u naxariistee marxuum Shaatigaduud oo lagu aasay magaalada Baydhabo.
Waxaa goor dhow lagu aasay magaalada Baydhabo Dr. Xasan Maxamed Nuur Shaatigaduud oo meydkiisa saakay lagasoo dejiyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Korneyl Shaatigaduud ayaa waxaa aaskiisa kasoo qayb galay kumanaan dadweynaha magaalada Baydhabo ah, wasiiro, xildhibaano iyo maamulka gobolka Bay iyo kan degmada Baydhabo.

Dr. Xasan Maxamed Nuur Shaatigaduud ayaa waxaa meydkiisa islamarkii garoonka diyaaradaha Muqdisho lagasoo dejiyay lagula tukaday salaada Janaazada oo masuuliyiintii ku tukatay uu kamid ahaa madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Marxuum Shaatigaduud oo si weyn loogu aasay magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu aasay ceel biyood uu ka dhisay magaalada Baydhabo agtiisa, gaar ahaan xaafada Cadaada ee magaalada Baydhabo.

Xasan Maxamed Nuur Shaatigaduud ayaa waxa uu xanuun ugu geeriyooday dalka Jarmalka oo uu mudooyinkii ugu dambeeyayba ku noolaa.

Allaha u naxariistee siyaasiga Shaatigaduud ayaa waxaa kagu xasuusan doonaan halgankii uu usoo galay dadka degan inta u dhexaysa labada webi inay dhulkooda si xor ah ugu noolaadaan isaga oo sidoo kalena soo qabtay xilal kala duwan.

FG: Waxaan dib idiinkasoo gudbin doonaa sawirada aaska marxuumka ee ka dhacay magaalada Baydhabo.

Baidoa media.