TACSI & Tahniyad
-
Innaalilaah wa inaa Ilayhi raajicuun, Xaaji Yuusuf Saalax Cali ”Waraaba cade” oo ku geeriyooday Hargeysa iyo tacsiyo loo dirayo.
May 8, 2013
Allaha u naxariistee waxaa magaalada Hargeysa ku dhintay mid kamid ah odayaashii ugu caansanaa magaalada Xudur ee gobolka Bakool kaasoo lagu magacaabi jiray Xaa -
Dr. Cabdulqaadir Saleebaan iyo afadiisa Sucaado oo tahniyad aroos loo dirayo.
May 3, 2013
Waxaa Halkaan Tahniyad Aroos Kadiraya :-
Aabe suleymaan iyo Hooyo maryan macallin xasan.
Ayeeyo faadumo cali nuur
Eedo muslimo isxaaq
Eedo xalimo maxamed -
Ururka Samafalka Somali Arlaadi ee dalka Sweden oo tacsi diraya.
April 25, 2013
Anagoo ah dhamaan xubnaha Ururka Samafalka Somali Arlaadi ee Örebro (SARFÖ) ee wadanka Sweden iyo dhamaan Jaaliyadda DM ee Sweden, waxaan tacsi ka direynaa -
Jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee Sweden oo tacsi u diraya qoyska korneel Mustafa Maxamed Diini.
April 24, 2013
Waxaa tacsi diraya qaar kamid ah xubnaha jaaliyadda DM ee Sweden Cabdulqaadir Suudaani
Aadan Laftagareen
Cabdishakuur Aadan
Abuukar Sheekh Cabdulaahi
-
INNAALILAAH WA INAA ILAHAYHI RAAJICUUN, KORNEEL MUSTAFA MAXAMED DIINI OO KU GEERIYOODAY SWEDEN.
April 24, 2013
Allaha u naxariistee waxaa maanta gelinkii hore ku geeriyooday magaalada Stockholm ee caasimada dalka Sweden Korneel Mustafe Maxamed Diini oo kamid ahaan jiray -
Tahniyad aroos wacan oo ay dirayaan bahda DMSA.
April 10, 2013
Dhammaan bahda DMSA oo kala jooga aduunka dacaladiisa, gaar ahaan dadka hoos ku xusan waxaa ay tahniyad aroos u dirayaaan Fadumo Mohame iyo Mohamed Abdi oo ku a -
Ogeysiis Muhiim ah oo ku socda jaaliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka.
April 8, 2013
Dhammaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Maraykanka Guud ahaan ‘gaar ahaan Gobolka Minnesota iyo nawaaxigeeda la ogeysiinaya inay kasoo qeyb galaan T -
Tahniyad aroos farxad leh oo katimid Ururka DMSA
April 8, 2013
Dhammaan bahda DMSA oo kala jooga aduunka dacaladiisa, gaar ahaan dadka hoos ku xusan waxaa ay tahniyad aroos u dirayaan Abdow iyo Sagal Abdalla Deerow oo ku aq -
Maayarkii magaalada Hargeysa oo ku geeriyooday Dubai.
April 7, 2013
Allaha u naxariistee waxaa xalay ku geeriyooday magaalada Dubai ee dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta duqii magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland Eng. Yuusuf -
Allaha u naxariistee marxuum Shaatigaduud oo lagu aasay magaalada Baydhabo.
April 7, 2013
Waxaa goor dhow lagu aasay magaalada Baydhabo Dr. Xasan Maxamed Nuur Shaatigaduud oo meydkiisa saakay lagasoo dejiyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho
LATEST NEWS
-
Turkiga oo ka dhisaya Muqdisho isbitaalka ugu casrisan qaarada Afrika. (Sawiro)May 20, 2013
-
Madaafiic xalay lagu weeraray xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.May 20, 2013
-
Daawo Sawirada mudane Fiqi, wasiirka gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya oo soo gaaray Sudan.May 20, 2013
-
KOOXAHA ARSENAL IYO CHELSEA OO U SOO BAXAY CHAMPIONS LEAGUE (SAWIRO)May 19, 2013
-
SHIR HORDHAC AH OO LOOGA HADLAYAY MAALGASHIGA SOOMALIYA OO MAANTA KA DHACAY MUQDISHO(SAWIRO)May 19, 2013
-
Dibadbax lagagasoo horjeeday Axmed Madoobe iyo IGAD oo ka dhacay Kismaayo.May 19, 2013
-
Bayaan kasoo baxay Xarakada Alshabaab qaybta Axmed Godane oo lagu naqdinayo qaar kamid ah hogaanka Xarakada.May 19, 2013
-
Dhegayso: ”Agaasimaha madaxtooyada Kamaal ayay kusoo biyo shubatay arintii xildhibaanada lagaga hor istaagay qadadii ay lahaayeen iyo kulankii, tallaabo ayaana laga qaadayaa”May 19, 2013
-
Gudoomiyaha gobolka Bay oo socod ku dhex maray magaalada Baydhabo si uu ugu kuurgalo xaalada magaalada. (Sawiro)May 19, 2013
-
Schalke oo Xaqiijisatay Booskeeda Champions League iyo Bayern Munich Oo Guul Kusoo xirtay BundesligaMay 19, 2013