Suugaanta
-
Daawo qaybta 2aad riwaayad Maay ah.
March 31, 2013
Riwaayadaan ayaa waxaa dhawaan lagu qabtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay waxa ayna ka turjumeysaa dhibka ay leedahay in jidka loo galo dadka safarka -
Fanaanka Shiine Aqyaar iyo fanaaniin ajaanib ah oo soo gaaray magaalada Muqdisho.
March 24, 2013
Fanaanka kooxda Waayaha cusub ee Shiine Akhyaar iyo koox fanaaniin ah oo ajnabi ah ayaa waxa ay maanta soo gaareen magaalada Muqdisho.
Fanaaniinta la socotay -
Maansada Dardaaran: By Cabdiraxiin Hilowle Galayr
March 9, 2013
Maansadan Dardaaran waa Maanso waano iyo waayosheeg ah, waa maanso farriin ah oo la hadlaysa guud ahaan dadka Soomaaliyeed oo dhan, Madax iyo shacab, Mudane iyo -
Daawo muuqaal fanaanka da’da yar ee Mursal oo khaati ka taagan dad magaciisa adeegsada.
March 2, 2013
Fanaanka da'da yar ee waayadaan dambe heesihiisa laga daba dhacay, Mursal Muuse Cumar ayaa waxa uu ogeysiis u diray taageerayaashiisa iyo dadka xiiseeya fankiis -
Afka Hala oontiro!
December 20, 2012
Waxaan doonayaa inaan isweydiinno su’aalo dhawr ah, oo ku saabsan afkeena, af Soomaaligu ma cid gaaraa leh? Mise waa hanti qaranbaa iyo dowladeed? Aqristoow i -
Gopa Maay eh: By Isaak Hasanow, Isaak Unicef. (Fiirsoy fiidiyowka)
December 16, 2012
Aayow amaantota uurkey ky taallo afkey my sheena
Aglyghey ku wiingta ilmighey my deera amarsythee ma
Aayow Amaanta Ally Wiinaghey ma afyaal my koopa
Aa -
Gabayga: Midnimo. By: Abwaan Cabdiraxiin Hilowle Galayr
November 19, 2012
Gabaygan waxaa la yidhaahdaa: (Midnimo) wuxuuna ka hadlayaa marxaladda maanta dalku marayo, midnimada iyo iskaashiga waxaan ahayn horumar lagu gaareyn, dibindaa -
Daawo Hees galbis ah oo loo qaaday aroosada fanaanad Farxiya Kabayare.
November 16, 2012
Hees galbis ah ayaa waxaa loo qaaday fanaanada Farxiya kabayare oo dhawaan ku aqal gashay dalka Mareykanka. Heesta ayaa waxaa ku luqeynaya fanaanada da'da yar -
Heesta Garaadlaay oo dhashay heeso badan, bal nala daawo.
October 29, 2012
Ayada oo ay horay fanaanada caanka ah ee kooxda Waayaha cusub ahna xaaska fanaanka Shiine Aqyaar u qaaday hees la magac baxday Garaadlaay ayaa waxaa soo baxay -
Daawo Hees wadani ah iyo fanaankii Aar maanta.
September 27, 2012
Mohamed Megan,
Baidoa media.
LATEST NEWS
-
Raisalwasaare Saacid oo la kulmay wakiilka midowga Afrika ee arimaha Soomaaliya.May 22, 2013
-
Mooshinkii ka dhanka ahaa raisalwasaare Saacid oo guul dareystay.May 22, 2013
-
Ciidamo gadoodsan oo hakad geliyay ganacsigii iyo isgaarsiintii degmada Beledxaawo. (Sabab)May 22, 2013
-
Daawo Sawirada khalab casri ah oo la gudoonsiiyay maamulka gobolka Bay iyo saraakiisha ciidamada AMISOM.May 22, 2013
-
Degmada Buurhakaba oo yeelatay maamul cusub. (Akhriso magacyada)May 21, 2013
-
Haweenay askariyad ah oo 2 askari oo kale ku dishay magaala xeebeedka Kismaayo.May 21, 2013
-
Wafdi caalami ah iyo saxafiyiin reer galbeed ah oo gaaray Kismaayo.May 21, 2013
-
AMISOM OO KA HADASHAY HAWLAGALADA KA SOCDA MUQDISHO IYO ARIMAHA JUBBOOYINKA.May 21, 2013
-
Turkiga oo ka dhisaya Muqdisho isbitaalka ugu casrisan qaarada Afrika. (Sawiro)May 20, 2013
-
Madaafiic xalay lagu weeraray xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.May 20, 2013