Monday, May 20th, 2013

Jeylaani Nuur Iikar oo ku guuleystay jagada gudoomiye kuxigeenka 1aad ee baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaa goor dhow soo hor istaagay xildhibaanada baarlamaanka cusub ee Soomaaliya Cabdi Wali Ibraahin Muudey
Bashiir Maxamed Jaamac
Maxamed Cabdi Xayir Maareeye 

kuwaasoo u wada tanaasulay Jeylaani Nuur Iikar kaasoo noqday gudoomiye kuxigeenka 1aad ee baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.

Tanaasulaada ayaa bilaabatay ayada oo la filaayay inuu wareega 3aad ee doorashada bilowdo.

 

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply