Saturday, May 25th, 2013

Bashiir Sheekh Digyare iyo afadiisa Xayaat Xaaji Maxamed oo tahniyad loo dirayo.

Waxaa halkaan hambalyo ka diraya dhamaan reer xaaji mohamad yusuf iyo reer Sheikh Digyare
ayagaoo u hambalyeynaya Bashiir Sheekh Digyare iyo xaaskiisa Xayaad Xaaji Maxamed oo ay gabar ugu dhalatay magaalada
Falun ee dalka Swedan taarikhdu markey aheyd 2012-07-11 gabadhaasoo loo bixiyay Bilan Bashiir, waxa ay leeyihiin ”Illaah haka dhigo tii dadkeeda iyo dalkeeda iyo diinteeda anfacda ” Aamiin.
dadka hambalyada diraya waxa ay kala yihiin
Aabe Xaaji Mohamed Yuusuf
Hooyo Shamis Ciise
Cabdulaahi xaaji mohamed yusuf iyo reerkiisa
Saciid xaaji mohamed Yusuf iyo reerkisa
Yuusuf xaaji Mohamed
Khadra Xaaji Maxamed Yusuf iyo reerkeeda
Adeer Maxamoud Yuusuf iyo reerkiisa
Suleeqa Xaaji Moxamed Yuusuf iyo reerkeeda
Sahra Xaaji Maxamed Yuusuf
iyo dhamaan reer sheekh Digyare
Hooyo Maryan Cabdi Jimcaale
Maxamed Sheekh Digyare
Cabdiraxman Shekh Digyare
Cabdulaahi Sehekh Digyare
Xassan sheekh Digyare
Cabdishakuur Sheekh Digyare
Nasteexo Sheekh Digyare
Cali Shekh Digyare
Fardows Shekh Digyare
iyo dhamaan asxaabta kala ah Cabdicasiis Dhegacade
Cali Dhaqane Cabdi
mustafe celmi
Dr Darwiish
Liibaan Xasan Cilmi
Muxyidiin Barre
Maxamed Cabdi Jimcaale

Cabdulahi Yuusuf (charles)

Muqtar cagaweyne

Cabdiqani Cabdulaahi Nuuriye
iyo dhamaan asxaabta oo aanan halkaan kusoo koobi karin.

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply