Thursday, June 20th, 2013

Barnaamijka Cilmiga Xannaanadda Xoolaha Qeybtii 8aad& Hassan Basha Ismael.‏

 Dameeradda

Sayntifakadda iyo magaca guud ee dameeraha:

Asal ahaan magaca sayntifakadda dameeraha waxaa la yiraahdaa”Equus africanus sinus”.taas oo mudnaata koowaad leh ama loo isticmaalo dameeraha.hase yeeshe,gudigga caalamga ah ee magacaawa xaywaanaadka( international commission zoological nomenclature),waxey sharciyeeyen sanadkii 2003 jinsi xaywaanka guri jooga ah(domesticated species) iyo kan duur jooga ah oo hadii ay layihiin (sub-species)jinsi hoose waxaa mudnaata leh magaca sayntifakadda xaywaanka duur jooga ah in looga yeero.tani macaneheedu waxay tahay sida dhabta ah ee magacaga dameeraha waa “Equus Africanus sinus”.

        Abla-ableynta dameeraha(Taxonomy):-

Kingdom Animalia
Phylum chordata
Class Mammalia
Order perissodactyla
Family Equidae
Genus Equus
Sub-Genus Asinus
Species Equus africanus
Sub-species Equus africanus asinus
Trinomial name Equus africanus asinus L

 

Astaamdda Dameeradda( the characteristics of Asses).

Astaamadda dameeradu waa ay kala duwantahay size kooda ; hadba waxey ku xiran tahay taranka iyo maareenta.jooga sare ee dameeradu qaar   fogaanta u dhexeysa laga soo bilaabo 7.3hands(31 inches,79cm) ilaa 15.3 hands(63 inche,160cm), iyo hajamigiisa/ culeyskiisa wuxuu gaaraa inta u dhaxeysa 80kg-480kg(180-1060Ib).

Waxaa looga shaqeysta wadmadda dunida sedexaaad ,wxuu leeyahay cimri 12-15 sano ayuu gaaraa.sdoo kale wuxuu gaaraa wadamadda barwaaqada ah30-50 sano.dameeruhu waxey leeyihii y yeertinn(ciyid) waxaa lagu maqali karaa dhaqaaqiisa 3kilometre.waxaa ku yeeri karaa inta u dhaxeysa 20 daqiiqadood.dameeraha waxey leeyihiin dhego dhaadheer taas oo u soo aruuriso sanqarta(jabaqda); sidoo kale way is difaaci karaan nafsadooda ayaga oo isticmaalaya qaniinid,kudhufasho macal qoobka hore ama laatin adimaha dambe(hind legs).

Dameeraha malahan cala-naqsi( chew-cud),taasi oo u sabab ah in uu dhuuso  farabdan  siidaayo marwaliba, waayo wuxuu ka mid hay family ga Equidae. Family gani ma laha cala-naqsi wuxuuna ka mid  yahay xaywaanaadka ku socda afar-lugood ,sidoo kale waa hal qajaafle(prissodacytla),qajaafkiisa wuxuu yahay U-shaped.


    By: Hassan Basha Ismael

    E-mail: Bashaa03@hotmail.com

    BURAO-TOGDHEER.

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply