Idaha waxaa inta badan loo dhaqdaa silooga helo cad iyo caano.hese yeeshe dalal kale waxa u dhaqdaan xagga suufka .tusaale ahaan idaha lagu dhqdo koofur bari aasiyaa sanad waxaa lagu guraa suufkooda ,sand kale caanahood ayaa la maaladaa .sinjiyadda idaha ee loo dhaqadaa waxaa lo kale qiibiyaa labo kooxood:-
sida madax-madowdda soomaalida (Somali black head)
Idaha waxey ay noqon karaan nooca dabadda dheer,kuwa ay ku yaryihiin iyo kuwa aan lahayn.
Idaha soomaaliya waxey ka yihiin boqol kiiba (25%) aduunka intiisa kale.
ABLA-ABLEYTA IDAHA
| Kingdom | Animalia |
| Phylum | chordata |
| Class | mammalian |
| Order | artiodactyla |
| Family | bovidae |
| Sub-family | caprinae |
| Genus | ovis |
| Species | Ovis aries |
ASTAAMAHA IDAHA SOOMAALIYA
Idaha soomaaliya astaanta lagu yaqaao ayaa waxey kala yihiin:-
· baruur ayey dabada ka sitaa(fatty deposite)
· maxadaxa iyo qoorta ayey ka madow yihiin jirkoodi intiisa kale waa cadaan
· idaha ugu quruxda badan soomaaliya waxaa laga helaa gobolka bakool. Culeyskoodina waa 30kg-45kg inta badan.
· Idaha neefka labka ahi waxaa la yiraahdaa Wan(sumal),kan dhediga ahna waxaa la yirahdaa Lax (Sabeen),marka ay yaryer yihiin waxaa layiraahda Nayl ama Baraar.
Idaha soomaali waxey ka soo galeen “Persia”oo manta loo yaqaano “Iran”.
NOOCYADDA IDAHA
1. Marino
2. Hampshire
3. Somali black head
SIDEE LOO MAAMULA IDAHA(OVIS ARIES)?.
· Meelaha roobka ku yar yahay ama lama degaanka ah,waxaa ariga laga daajiyaa daaq dabeeciga ah,dhulkuna uma baahan, in lakala xirxiro
· Meelah rooblku badan lehayaa daaq loo kala qiibiyaa qaybo,waxaana loo daaqaa hab is daba socdaa.
· Intaa waxaa siii dheer,dhaqashadda oo loo habeeyo si uu baraarku ugu dhasho jiilaalka daba yaaqadiisa.
· Tani waxaa ay xaqiijineysaa si uu baraarku u helo daaq jilicsan oo ku filan xilli roobeedka ku xigga.
Hassan Basha Ismael
Bashaa03@hotmail.com
BURAO-TOGDHEER.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com