RIYAHA IYO ABLA-ABLEYTOODI
Waxaa riyaha loo isticmaali karaa labo ujeedo oo kal oo waaweyn ,sida hilib iyo caano.
Riyaha loo dhaqdaa xagga hilibka waxaa looga haystaa dhulka roobabku ku yar yahay ee lama deegaan u ekaha ah.dhulkeena gudihiisa,sinjiyadda riyaha ee loo dhaqdo hilibka oo la qalo waxaa la yiraahdaa “Daabxaad”.
Sida caadiga ah,arigani waa uu waaweyn yahay,culeysiisku waxaa uu gaaraa 35kg-75kg,badanaa sinjiyada daabaxaadu adkeuysi ayaa u lee yihiin cuduradda ,isla markaana siwanaagsan ayaa ayuga dhaqmi karaa meelaha ay ku yar yihiin biyaha.sinjiyadda uga caansan daabaxaadu waa nooca “Gaalla”,kuwa soomaalida ,turkaana iyo sambuuru.
Dunidda ayaa ka jiraa in ka badan 300 sinji oo riyaha ah.
| kingdom | Animalia |
| phylum | chordata |
| class | mammalian |
| order | artiodactyla |
| family | bovidae |
| Sub-family | caprinae |
| genus | capra |
| species | Capra-aegagrus |
| Sub-species | Capra aegagrus hircus |
Dhamaan xoolaha family goodi uu yahay (bovidae),waa kuwa leh qoob,waxeyna kala yihiin (Lo’da,Riyaha,Idaha iyo lo’-gesadda.iyo kuwa loo yaqaan Antelope tusaale ahaa (deero iyo sagaaro).
Riyaha caanoodku waa can,sababtoo ah daaqa ayey cunaan oo sidabiici ah loo helo.wax soo saarka canahooduna waa sareeya.sinjiyadda dalka gudehiis lagu dhaqo xagga caanaha waxaa la yiraahdaa “RIYO”.sinjiyaddani waa cadaan,isla markaana wax ay leeyihiin Geeso yaryar oo leh dhego taagan.kuwa dhedigu culeys koodu waa 45kg-50kg,caanaha ay soo saaraan waa 2-3liter maalintiiba.sinjiyadda kale ee Riyaha canka ah ee caanaha leh waxaa layidhaada TOOGGENBURG,SAANEN iyo ANGLO-NUMBIYA.
Riyaha sinjiga tooggenburg waa buni-hurdi khafiif ah iyo liidad caddaan hurdi ah.
Dhegahoodu waa ay tag-taagan yihiin.sinjigabi malaho geeso.culeyskoodina waa waa 45kg- 50kg, waxaa algu maalaa caano dhan 2-3liter maalintiiba.
SAANEN:waa sinji cad,cadaan hurdi ah ama buni-hurdi ah.dhegahoodu waa tag-taaganyihiin,horena waa ay u sii jeedaa.sinjigani malaha geeso isna, culeyskoodu waa 50kg-80kg, caanahala ay soo saaraan wa 2-3liter maalintiiba.
ANGOLO-NUMBIYAN:waa isku dhal labo sinji oo kala ah mid hindi ah iyo mid suudaan ah.xajmaigoodi waxaa uu la egyahay kan saaren.sinjigani waa cadaan leh dhego foorara.sinjigani caanahood waa 1-3 liter.
MAAMULIDA RIYAHA
Astaamaha soo socdaa waxaa ay mujinayaa inay riyuhu caafimaad qabaa,isla markaana ay yihiin:-
RIYAHA SOOMAALIYA
Soomaaliya waxaa ka jiraa labo sinji oo riyo ah , waxaana lagu qiyaas riyaha soomaaliya 20 million ,.waxeyn kala yihiin:-
Inta badan midibkoodu waa caddaan laakin mararka qaar waxaa la arkaa isku jir midib (Camaajiir),sida; madow iyo baroon .
Waa sidaa looga yaqaano aduunka waaye magacyadani
Riyaha neefka labka aha waxaa lagu magacaawaa” Orgi”(bully)ama buck, tan dhediga ah waxaa algu maga caawa “RI”-(Nanny ama does).marka ay yaryer yihiinwaxaa lagu magacaawaWaxar iyo Maqal(kids)
Riyuhu waxey uurka sidaan 145 maalmood.
Hassan Basha
Bashaa03@hotmail.com
BURAO-TOGDHEER.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com