LIVE RADIO

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

SOMALI LINKS

Baidoa media oo u hambalyeynayso shacabka Soomaaliyeed.

 

Guud ahaan maamulka iyo howlwadeenada shabakada warbaahinta Baidoa media Center waxa ay hambalyo ku aadan munaasabada sanadka cusub ee 2013da u dirayaan guud ahaan shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan.

Maamulka iyo howlwadeenada BMC waxa ay u rajeynayaan ummada Soomaaliyeed inuu sanadka cusub ee 2013da u noqdo mid ay bash bash iyo barwaaqo ku qaataan iyo weliba nabad waarta oo ka dhacdo guud ahaan dalka Soomaaliya.

Akhristayaasha ku xiran shabakada warbaahinta Baidoa Media Center gaar ahaan bogga http://baidoamedia.com waxaan ugu hambalyeynaynaa innaan barnaamishyo cusub u bilaabi doono haduu Illaah idmo.

Baidoa media.


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


HALAAN KU REEB WIXII COMMENT AMA FAALO AH. MAHADSANID