Wednesday, May 22nd, 2013

Aqriso magacyada siyaasiyiinta ay maxkamada sare ogolaatay inay kamid noqdaan baarlamaanka cusub.

Maxkamada sare ee dalka Soomaaliya ayaa fasaxday qaar kamid ah hogaamiyayaashii kooxaha Soomaaliya kuwaasoo ay horay gudiga soo xulista dib usoo celiyeen.

Aqriso magacyada mudanayaasha cusub oo lagu wado in beri ama maanta la dhaariyo.

1-Maxamed Qanyare Afrax
2-Bootaan Ciise Caalin
3-Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish)
4-Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe)
5-Maxamed Ibraahim Xaabsade
6-C/casiis Sheekh Yuusuf
7-C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi
8-Axmed Ducaale Geelle Xaaf
9-Xirsi Aadan Rooble
10-C/qaadir Xaaji Maxamed Yuusuf (Luga-Dheere)
11-Maxamed Faarax Jimcaale
12-Aadan Maxamed Nuur Xaydar (Aadan Saransoor)
13-Maxamed Xuseen Isaaq Afaraale
14-Maxamed Xuseen Nuur Xagaafi
15-C/llaahi Sheekh Ismaaciil

 

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply