Aqriso magacyada musharaxiinta soo buuxiyay sharuudaha doorashada madaxweynanimada Soomaaliya.
September 6, 2012 - Written by admin - Edited byadmin
Gudiga Farsamada ee Soo Xulaya Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya ayaa goor dhow shaaciyay magacyada musharixiinta buuxiyay Sharuudihii looga Baahnaa kuwaa oo gaaraya 25-Musharax.
1-C/raxmaan Macalin Baadiyow
2-C/waaxid Cilmi Goonjeex
3-C/llaahi Axmed Caddow
4-C/wali Maxamed Cali Gaas
5-Maxamed Cabdulaahi Farmaajo
6-Axmed Ismaaciil Samatar
7-Xasan Sheekh Maxamuud
8-Shariif Sheekh Axmed
9-Yuusuf Garaad Cumar Axmed
10-Cumar Salaad Cilmi
11-C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi
12-Bashiir Nuur Xasan Bidaar
13-Xaaji Maxamed Ismaaciil Yaasiin
14C/qaadir Cosoble Cali
15-C/raxmaan C/shakuur Warsame
16-Xuseen Khaliif Jaamac
17-Maxamed Axmed Saalax
18-Salaad Cali Jeelle
19-Ibraahim Cali Xuseen
20-Saciid Ciise Maxamuud
21-Cismaan Maxamed Gacal
22-Maxamed C/llaahi Oomaar
23-Maxamed C/wali Sheekh Yuusuf
24-Maslax Maxamed Siyaad Barre
25-Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi.
Baidoa media.
Like this:
Like Loading...
Nagala Soo Xiriir
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com
LATEST NEWS
-
Schalke oo Xaqiijisatay Booskeeda Champions League iyo Bayern Munich Oo Guul Kusoo xirtay BundesligaMay 19, 2013
-
Koobka Copa del Rey oo xalay ay ku guuleysatay kooxda Athlatico Madrid kadib markii ay ku gaaracday 20-1 Real MadridMay 19, 2013
-
Daawo Sawirada gudoomiyaha gobolka Bay oo maanta dhagax dhigay dugsiga hoose dhexe ee Dr. Ayuub.May 18, 2013
-
Daawo Sawiro qurux badan xarunta agoonta ee degmada Wadajir, gobolka Banaadir oo ay dhistay dowlada Turkiga.May 18, 2013
-
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay arimaha Jubbooyinka, Somaliland iyo federaalka. (Sawiro)May 18, 2013
-
Hargeysa oo si weyn looga xusay 18ka May.May 18, 2013
-
Wafdigii xaqiiqa raadinta IGAD oo garoonka diyaaradaha Kismaayo kula kulmay Axmed Madoobe.May 18, 2013
-
Dhegayso: AMISOM oo ka hadashay aragtideeda ku aadan arimaha ka socda Kismaayo.May 18, 2013
-
Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo casho sharaf u sameeyay wafdiga uu hogaaminayo gudoomiyaha baarlamaanka jaamacada Carabta. (Sawiro)May 18, 2013
-
Raisalwasaare Saacid oo la kulmay wafdi IGAD ka scoda oo usoo gaaray Muqdisho arimaha Jubbooyinka. (Sawiro)May 17, 2013