Thursday, May 23rd, 2013

Aqriso magacyada iyo beelaha ay kasoo kala jeedaan xildhibaano maanta la dhaariyay.

Xildhibaanadaan ayaa waxa ay kamid yihiin kuwii dib loogu ogolaaday in la diiwaan geliyo ayada oo horay loo diiday waxaana lagu dhaariyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Daarood

1-C/laahi Yuusuf Xasan
2-C/Fataax Nuur Mataan Cabdi
3-Aadan Sadiiq Maxamed
4-Axmed Cusmaan Ibraahim
5-C/Rashiid Xaaji Deerow
6-Cabdi Naasir Maxamed Cabdulle
7-Dr Cabdi cali Xasan
8-Maxamuud Cali Magan
9-Muuse Sheekh Cumar Jiis
10-Cabdi Qaadir Aadan Nuur
11-Nuur Faarax Jaamac
12-Cabdulaahi Maxamed Xirsi
13-Cabdi Rashiid Maxamed Xidig

Hawiye

14-Maxamed Maxamuud Ibraahim
15-Xasan Macalin Maxamuud
16-Naciimo Maxamed Gacal Habarwaa
17-Sheekh Cabdi Qaadir Cali Cumar
18-Maxamed Cabdulle Faraax

Dir
18-Jaamac Axmed Maxamed Muuse

 

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply