Ciidamada Xarakada Alshabaab ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay hoobiyayaak ku weerareen dhanka galbeed ee magaalada Beledweyne ayadoo aanay jirin cid wax ku noqotay weeraradaas.
Dhanka kale dagaal ayaa ku dhex maray ciidamada dowlada KMG Soomaaliya iyo kuwa Alshabaab duleedka magaalada Beledweyne sida uu sheegay gudoomiye kuxigeenka gobolka Hiiraan ee dowlada KMG Soomaaliya Axmed Inji.
Taliyuhu waxa uu sheegay inaysan dagaaladu ahayn kuw sidaas u buuran, ”Wax qasaare ah ma uusan geysan, waa weerar un waxbaa tuurnay ay ka dan lahaayeen, meel labo KM magaalada u jirta ayay ka soo tuureen waana carareen”ayuu yiri Gudoomiye kuxigeenka gobolka Hiiraan ee dhanka amniga.
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com