Saturday, May 25th, 2013

Abwaan Nuuradiin Xaaji Yuusuf iyo dad kale oo badan oo tahniyad dhalasho farxad leh diraya.

Waxa halkaan looga hambalyeynayaa Maxamed Bashiir(Muhanad) iyo Aamina Cabdiraxmaan Roonow oo uu wiil uga dhashey magaalada Baydhabo maanta oo ay taariiqdu tahay 26 June, oo ayna ku beegantahay maalintii ay xurnimada qaateen gobolada Waqooyiga Soomaaliya.

Wiilka ayaa loo bixiyey Nuuradiin kaasoo lagu samiyey abwaan Nuuradiin Xaaji Yuusuf (Gacma)

Abwaan Nuuradiin ayaa waxa uu leeyahay ”soo barbaar adeer noqo kii dalkiisa, dadkiisa, diintiisa iyo reerkiisaba anfaco”

Waxaa sidoo kale tahniyad taas lamid ah dirayo  prof, siid sharif abdi, ayeeyo Xaawo Maxamed Nuur,maama Faadumo Sharif Cabdi, maama Maryan Shariif Cabdi, maama Seynab Shariif Cabdi.

Maama Xaliimo Shariif Maxamed Nuur, aabe Bashiir Maxamed, aabe C/raxmaan roonow, Anisa Shariif Maxamed Nuur, Mahad Shariif Maxamed Nuur, Maxamed Cabdiraxman Roonow, Faadumo C/raxmaan Roonow, Muno C/raxmaan Roonow, iyo in kaloo badan.

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply