Cayaaryahanada ugu taajirsan caalamka. (Qaybta 2aad).

<

David Beckham waa cayaaryahanka labaad ee ugu mushaarka badan cayaaryahanada caalamka, waxaa ka horeeya cayaaryahanka laacibka ah ee u dhashay dalka Argentine ee Lionel Messi.

2012 waxaa soo gashay: €31.5 Million Euro  (£26.2m) Pound.
2011 waxaa soo gashay: €19 million Euro
Lacagta kaashka ah ee soo gashay: £160 Million Pound oo u dhiganta  $260m  dollar wixii k

New 3.0 Reggenie – Make 75% Plus Upsells & Downsells & Bonuses!

a dambeeyay May sanadkaan 2012, sida ay qortay jariirada Sunday Times ee kasoo baxda dalka Ingiriiska.
Naadiga hada uu u cayaaro: Los Angeles Galaxy.

Beckam oo 36 sano jir ah ayaa magac sare ku dhex leh kubbadda cagta caalamka isaga oo sidoo kalena xayeysiino u sameeya shirkado waa weyn oo caalamka ah.

May sanadii 2011kii waxa uu heshiis la saxiixday shirkada Samsung si uu ugu noqdo danjiraha caalamka xaga calaamad ahaan waxyaabaha loo yaqaano Gameka ee lagu cayaaro.

Horay waxa uu ugusoo cayaaray xulka qaranka dalka Ingiriiska isaga oo sidoo kalena si weyn looga jecelyahay dalkaas marna ahaa xidig ay ku faanaan dadka Ingiriiska.

Baidoa media.

New 3.0 Reggenie – Make 75% Plus Upsells & Downsells & Bonuses!
zp8497586rq


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Comments are closed.