Saturday, May 18th, 2013

Tahniyad meher farxad leh.

Waxaa tahniyad meher farxad leh diraya dhamaan bahda mooragaabey development organization iyo asxaabtooda ayaga oona u diraya tahniyadaas

Arooska iyo Aroosada:

Aweys Ali-nur Ali iyo Khadiija Ibrahim Abuu oo NIKAAXOODA kadhacay caasimada gobolka Bay ee Baydhabo 08.10.2011.

waxana Illaahey looga baryayaa inuu kadhigo kuwii isku waara ubad qeyr qabana kala hela wiil iyo caano gabar iyo caano Aamiin Aamiin yaa rabb!

Waxaa hambalyo iyo tahniyad u diraya:

  1. Sheekh ilyaas Ali-nur
  2. Mohamed ahmed haji cagmadhige
  3. Cabdixafiid mohamud
  4. Ridwaan haaji abdi weli
  5. Cabdicasis sheekh mukhtaar
  6. Cilmi sabriye habarwaaye
  7. Cali mohamed iidow
  8. Mohamedyusuf nuur
  9. Xasno Xamud Maxamed
  10. Safiyo Macalin Cabdullahi
  11. Miska Xasan (Shaaluu)
  12. Xabiibo Xasan
  13. Safiyo Xasan (Sabnaa)
  14. Cabdi Casiis Taabid
  15. Faysal Maxamed Cisman
  16. Sayid-Ali Muxiyidiin Sheekh
  17. Fowsiyo Xasan Rooble
  18. Maxamed Maxamuud Geesi
  19. Amal Faashe Faryaamo
  20. Jamiilo Shuceyb Maxamuud (Abaay Shuceyb)
  21. Culimo Maxamuud Cosoble (Culumo Jilibeey)
  22. Qamar Cali Xuseen.
  23. Faadumo Maxamuud Hilowle
Dhamaan asxaabta kor kuxusan waxa ay u rajaynayaan arooska iyo aroosada ubad qayr qaba iyo guri lagu nastoo lagu nagaado. Aamiin Aamiin Aamiin.
Tahniyad midaas lamid ah waxaa dirayo dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakada warbaahinta baidoamedia.com ayaga oo u rajaynayo Aweys iyo Khadijo wiil iyo caano gabar iyo caano iyo weliba guri lagu nastoo lagu nagaado.
Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


2 Responses to Tahniyad meher farxad leh.

  1. RAXMO ABDI says:

    asc waan idin hambalyeyna arooska iyo aroosada ee Aweys ali nuur iyo khadiijo ibraahim. waxaan ilaah idinkaga baryeyaa inuu idin ka dhigo labadii isku waarey oo isku liibaney wiil iyo caano gabar iyo caano.
    aamiin

  2. fosiyo roble says:

    AWGUURIYO AROOSKA IYO AROOSADA AWEYS IYO KHADIIJO
    WAA DUMAASHADA FOSIYO XASAN ILAA IDIN BARAKEEYO GUURKIINA
    WAA FARXAD AAD IYO AAD AAN UGA FARXEY WAAYE MAALINKI JIMCADA AHEED ILAAH IDIN KA DHIGO LABO OO ISKU LIIBANEY OO (SAMICNAA WA ADHACNAA) LABAIINUBA
    GURI WACAN

Leave a Reply